Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mashruuc lagu horumarinayo xoolo dhaqatada oo lagu soo geba-gebeeyey Gaarisa

Ari Soomaali (Somali Goats)
Ari Soomaali (Somali Goats)

Waxaa magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyiga Bari ee Kenya ee ay Soomaalidu degto lagu soo gabagabeeyay mashruuc lagu daah-furayay kor u soo qaadida, suuq gaynta iyo daryeelida xoolaha dalalka Ethiopia, Kenya iyo Soomaaliya.

Mashruucan oo malaayiin dollar ay ku baxeyso, oo lagu maal-gelinayo xoola dhaqatada muddo 12 sanadood ah, ayaa waxaa maal-galinaya dowladda Sweden.

Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray Gaarisa.

Mashruuc lagu horumarinayo xoolo dhaqatada oo lagu daah-furay Gaarisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG