Cairo —
Dowlada dalka Massar ayaa xabsiyada kasii deysay in ka badan 700 oo maxbuus ah sanad-guurada Kacaanka July aawadeed, waxaana dadkan ay xirnaayeen sanado kala duwan, iyada oo qaarkood ay maxkamadi hore u xukuntay.
Wariyaha VOA-da Hussein Cismaan Saxnuuni ayaa warkan kasoo direy magaalada Qaahira.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available