Qaahira —
Dawladda Masar ayaa ku gacan sayrtay go’aanka dawladda Ethiopia ee ku aadan buuxinta biyo-xireenka ay Ethiopia ka samaysay wabiga Nile oo ay labada dal si wayn ugu kala aragti duwan yihiin.
Masar ayaa buuxinta biyo-xireenkaas ayada oo aan heshiis laga gaarin u aragta halis amni, maadaama ay dadkeeda in ka badan 90% biyaha ay isticmaalaa ka helaan webiga Nile.
Wariyaha VOA ee dalka Masar Xuseen Cismaan Saxnuuni ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Qaahira.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available