Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar iyo Turkey 'oo ka shaqeynaya' hagaajinta xiriirkooda


Erdogan Sisi
Erdogan Sisi

Madaxtooyada dalka Masar ayaa sheegtay in laga shaqeynayo sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Masar iyo Turkiga.

Arrintan ayaa timid kadib markii shaashadaha laga arkay labada madaxweyne ee dalalkaas, Cabdilfataax Asisi iyo Recep Tayyip Erdogan oo is gacan qaaday, xiligii ay ku sugnaayeen furintaanka Ciyaaraha Koobka Adduunka ee dalka Qatar.

Haddaba sidii uu xiriirka labada dal soo ahaa iyo caqabadaha hadda hortaagan in la soo celiyo ayaa waxaa warbixitan ku eegaya wariyaha VOA-da ee dalka Masar Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Masar iyo Turkey 'oo ka shaqeynaya' hagaajinta xiriirkooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG