Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar iyo Sudan oo ka Wadahadlay qodobo ay ku jiraan xiisadda webiga Nile


Kulanka Hoggaamiyayaasha Masar iyo Sudan.
Kulanka Hoggaamiyayaasha Masar iyo Sudan.

Hoggaamiyayaasha dalalka Masar iyo Sudan, Abdel Fattah el-Sisi iyo Abdel Fattah al Burhan, ayaa ku kulmay dalka Masar, iyaga oo ka wada hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, xaaladda amni ee gobolka, Iskaashiga labada waddan iyo weliba xiisadda ka taagan webiga Nile, xilli dalka Ethiopia uu qaaday tallaabooyin uu ku buuxinayo biyo xidheenka uu samaystay.

Warbixintan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Kulanka hoggaamiyayaasha Sudan iyo Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG