Qaahira —
Dalalka Masar iyo Greece ayaa ka horyimid heshiis dhinaca tamarta ah oo ay gaareen dalalka Libya iyo Turkiga.
Heshiiskan ayey dowladda Libya ee Tripoli ku ogolaatay in sahmin dhanka tamarta ka sameyso badda meditareeniyaanka, hase yeeshee waxaa ka horyimid Masar iyo Greece oo sheegay inaysan aqbalin in wax dhaq-dhaqaaq ah laga sameeyeyo aagga lagu muransan yahay ee badda Meditareeniyaanka.
Warbixintan waxaa Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe Xuseen Cusmaan Saxnuuni.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available