Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uuliyiin sare oo Mareykan ah oo booqday makhaayadda Afro Deli


Afro Deli
Afro Deli

Douglas Emhoff, oo ah sayga ama xaajiga madaxweyne ku-xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris iyo madaxa hay’adda ganacsiyada yaryar ee Maraykanka Isabella Casillas Guzman ayaa booqday makhaayadda Afro Deli ee ku taalla magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota.

Makhaayaddan oo uu leeyahay ganacsade Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa booqashadeedu timid kadib markii dhowaan uu ganacsadahani ku guuleystay abaal-marinta ganacsadaha sannadka ee Maryakanka. Waxaa sidoo kale isla sanadkan loo doortay ganacsadaha gobolka Minnesota. Haddaba w

Weriyaha VOA Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan ka soo diray Minneapolis.

Mas'uuliyiin sare oo Mareykan ah oo booqday makhaayadda Afro Deli
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG