Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Bashiir Ammaan Cali Mire


VOA microphone
VOA microphone

Barnaamijka Martida iyo Makarafoonka waxaa toddoaadkan marti ku ah Bashiir Ammaan Cali Mire oo ah aas-aasaha Iskuulka weyn ee Al-azhar ee ku yaal magaalooyinka Gothenburg iyo Stockholm ee dalka Sweden.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Martida Makrafoonka: Bashiir Ammaan Cali Mire
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:25 0:00

XS
SM
MD
LG