Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka, UK iyo Australia oo ku heshiiyay mashruuc nukliyeer ah oo ka careysiiyay Shiinaha


Mareykanka, Australia iyo Britain ayaa daaha ka rogay faahfaahin ku saabsan qorshaha lagu siinayo Australia horraanta sannadka 2030-ka maraakiibta gujiska ee ku shaqaysa tamarta nukliyeerka si ay uga hortagi karaan hamiga Shiinaha ee badweynta Indo-Pasific.

Qorshahan ayaa ka careysiiyay Shiinaha.

Haddaba, hishiiskani muxuu uga dhigan yahay saddexdaas dal, gaar ahaan Australia, talaabo noocee ah ayuuse Shiinuhu qaadi karaa?

Warbxin gaar ah oo ammuurtan ku saabsan waxa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Mareykanka, UK iyo Australia oo ku heshiiyay mashruuc nukliyeer ah.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG