Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Shiinuhu wuxuu haystaa 400 oo madaxyada Nukliyeerka ah


Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka ee Pentagon ayaa warbixin ay soo saartay kaga digtay in dalka Shiinuhu uu hadda haysto in ka badan 400 oo madaxyada Nukliyeerka ah, taasi oo laba jibaartay hubkooda Nukliyeerka laba sano gudahood.

Warbixin ay qortay Carla Babb oo ka tirsan VOA waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Mareykanka: Shiinuhu wuxuu haystaa 400 oo madaxyada Nukliyeerka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG