Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Sharikado caan ah oo laguganaaxday carruur ay shaqaaleysiiyeen


Wasaaradda Shaqada ee dowladda Maryakanka ayaa sheegtay in tirada caruurta da'da yar ee ka dhex-shaqeeya gudaha Maraykanka ay sii kordhaso tan iyo sannadkii 2015-kii.

In kastoo tirada ay ka yar tahay intii ah ahayd 20 sanoj ka hor, haddana khubarrada ayaa aaminsan inay kororkani uu dhibaato keenayo. Maxim Moskalkov ayaa warbixintan diyaariyay, waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Shirkado lagu ganaaxay carruur ay shaqaaleysiiyee.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG