Dalka Maraykanka waxaa maanta ka billaabatay doorashada muddada dhexe ee loo yaqaano Mid Term, waxaana loo tartamatayaa dhammaan kuraasta Aqalka Wakiilada ee Congaress-ka, kuraas ka mid ah Aqalka Sare ee Senate-ka, barasaabyo iyo weliba xilal kale oo muhiim ka ah gobollada.
Dooarshadan waxaa ka qaybagalaya ilaa 17 musharrax oo asalkoodu Soomaali yahay oo u tartamaya xilal heer qaran iyo heer gobol.
Haddaba Xuseen Barre Aaadan ayaa codbixinta maanta ka waraystay Axmed Nuur Ugaas oo ka mid ah Soomaalida ku nool Minnesota.