Xoghayaha difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegey in uu ku kalsoon yahay weerar-celiska ay Ukraine kaga hortageyso faragelinta ciidamada Ruushka.
Hadalkiisa ayaa imanaya ayadoo dhinaca kalena ay jirto xaalad deg deg ah oo ka dhalatey xogo sirdoonka Mareykanku lahaa oo la xadey oo ku aadan dagaalka Ukraine.
Cindy Saine oo ah wariye sare oo VOA u qaabilsan dhinaca diblomaasiyadda ayaa warbixintan diyaarisey. Falastine Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available