Gaza —
Mareykanka ayaa ka walaacsan in dagaalka u dhexeeya Xamas iyo Israel uu ku fido Bariga Dhexe, xilli diyaaradaha dagaalka ee Israel ay duqeeyeen laba ka mid ah garoommada diyaaradaha ee Syria.
Iska hor-imaadyada u dhaxeeya Israel iyo Xamas ayaa sidoo kale weli socda, iyada oo Israal ay kummaanan askari soo dhoobtay xudduuda Gaza, kuna hanjabtay duullaan dhulka ah.
Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin weerrradii ugu dambeeyay ee Gaza ayaa ku dhintay 55 qof, ayada dhimashada ay sii kordheyso.
Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue) ayaa warbixin soo jeedinaya.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal