Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka iyo Shiinaha oo ku loolamaya jasiiradda Seychelles


Jasiiradda yar ee Seychelles oo ku taalla xeebta bari ee qaaradda Afrika ayaa noqotay goob aan la sii saadaalineynin in uu ka dhaco loollan culus oo dhinaca quwadaha dunida ah.

Shiinaha ayaa muddo sanado ah dalkaasi ka sameynayay galaangal diblomaasiyadeed, halka Maraykanku uu dhowaan uun ku soo noqday jasiiradaha istaraatiijiga ah ee ku yaalla Badweynta Hindiya.

Kate Bartlett ayaa u safartay jasiiradda Mahe ee dalka Seychelles si ay wax badan uga ogaato waxa Shiinaha iyo Mareykanka ay sameynayaan si ay u kasbadaan quluubta dadka deggan halkaasi.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.

Mareykanka iyo Shiinaha oo ku loolamaya jasiiradda Seychelles
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG