Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka iyo Ruushka oo maxaabiis is-dhaafsanaya


Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Jimcihii shalay telefoonka kula hadlay wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov, isaga oo ku cadaadinaya inuu aqbalo soo jeedinta Maraykanka ee ah in la sii daayo xidigta kubbadda kolayga ee Maraykanka Brittney Griner iyo Paul Whelan oo hore uga tirsanaan jiray Marineska Maraykanka, iyada oo lagu bedelanayo maxbuus rush ah oo hubka ka ganacsada oo uu Maraykanku xiray.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Mareykanka iyo Ruushka oo maxaabiis isdhaafsanaya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

XS
SM
MD
LG