Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalada Qudus oo haawanaysa

Magaalada qadiimiga ah ee Qudus, waa mid ka mid ah goobaha loogu booqashada badan yahay caalamka, hase ahaatee tan iyo wixii ka dambeeyey markii uu billaabmay dagaalka u dhexeeya Israa'iil iyo Xamaas, magaalada Qudus ayaa haawanaysa.

Waxaa magaalada ka cararay dalxiisayaal badan oo iman jiray iyo dad badan oo cibaado u iman jiray.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay tahay markii ugu horraysay ee ay arkaan suuqyada magaalada Qudus oo maran.

Warbixintan, oo ay soo dirtay weriyaha VOA Yan Boechat, Waxaa soo jeedinaa Ismaaciil Xuseen Farjar.

Magaalada Qudus oo haawanaysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG