War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya caleema-saarka Ruto

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud booqasho rasmi ah ku yimid dalka Kenya, halkaas oo uu maanta kaga qeyb gali doono xalafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Kenya Wiliam Ruto.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan inoo heysa.

Madaxweyne Xasan SHeekh .mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG