Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay 25% canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogayo birta iyo aluminium-ta, taasoo si weyn u saameyn karta Canada iyo Mexico, oo ah labada dal ee ugu waaweyn ee u soo dhoofiya Mareykanka.
Canshuur-kordhinta ganacsi ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale dhalisay dhaleecayn uga timid Shiinaha, oo uu tartan dhaqaale kala dhexeeyo. Warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOA-da Anita Powell, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.
Madal