Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Mustafe oo booqday xuduudda Soomaaliya


Mustafe Cagjar
Mustafe Cagjar

Wefti uu hogaaminayo madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar oo ay wehelinayaan mas’uuliyiin deegaanka ka mid ah ayaa socdaal ku tagay gobolka Afdheer, gaar ahaan deegaanka Caato ee xuduudka ay la wadaagaan Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa kulan la yeeshay ciidamada halkaasi ku sugan, sidoo kalena dhagax dhigay cusbitaal laga dhisayo degmada Baarey ee gobolka Afdheer.

Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga nooga soo diray wariyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Madaxweyne Mustafe oo booqday xuduudda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG