Istanbul —
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa booqanaya dalka Greece maalinta berri ah, halkaas uu kulan madaxeed kula yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha Greece Kyriakos Mitsotakis.
Kulankan ayaa imanaya kadib sanado badan, oo labada waddan ay xiisadi u dhaxeysay, xiisaddaas oo mararka qaar ay ku dhowaanayeen inuu dagaal ka dhex qarxo.
Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.
Madal