Ankara —
Madaxweynaha Masar Cabdifataax el-Sisi ayaa maanta booqasho ku tegay dalka Turkiga kadib in ka badan 10 sano oo xiriirka labada dal uu liitay.
Booqasha Sisi ayaa muujinaysa dhamaadka colaad muddo sanado ah u dhaxaysay isaga iyo madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan.
Warbixin arrintan ku saabsan oo uu magaalada Istanbul kasoo diray wariyaha VOA Dorian Jones waxa soo jeedinaya Cabdixakin Shirwac.
Madal