Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynayaasha Iran iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi


Madaxweynayeyaasha Kenya iyo Iran William Ruto iyo Ebrahim Raisi, oo ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan.

Ruto iyo Raisi ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii ay Kenya iyo Iran ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha kalluumaysiga, caasimaadka, teknoolajiyadda iyo hormarinta wax soo saarka.

Faah-faahinta warkan waxaa soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Madaxweynayaasha Iran iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG