Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Ukraine oo ku baaqay in laga baxo bariga gobolka Donetsk


A firefighter extinguishes a blaze in the building of a vocational school in the Ukrainian city of Kharkiv after a missile strike on July 30, 2022.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa shaley ku dhawaaqey in dadka laga daadgureeyo bariga Donetsk oo ah gobol dagaal culusi ka socdey in mudo ah oo ay Ruushku doonayeen in ay gacanta ku dhigaan.

Boqolaal kun oo qof oo ay ku jiraan caruur iyo dad da’ah ayaa wali ku sii harey aagagag dagaalka gobolka Donbas oo ay ka mid tahay Donetsky iyo Luhansk, gobolkan ayaa sidoo kale ah gobolka ay ku dhinteen maxaabiista dagaalka Ukraine mar gantaal u uku dhacay meeshii lagu hayey horaantii todobaadkan.

Warbixin arrintan ay VOA ka qortey waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Madaxweynaha Ukraine o ku baaqay in laga baxo gobolka .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG