Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Tunisia oo ballan-qaaday cawaaqib ka dhan ah falalka cunsuriyeynta


Kais Saied
Kais Saied

Madaxweynaha dalka Tunisia ayaa Axaddii dhaleeceeyey cunsuriyadda, waxuuna sheegay in cawaaqib sharci la marin doono cid kasto oo lagu helo.

Arrinkan ayaa yimid 10 cisho ka dib markii uu ku dhawaaqey tallaabooyin uu wax kaga qabanayo muhaajirnimada sharci-darrada ah asagoo isticmaalay luuqad Midowga Africa ay cambaareeyeen kuna tilmaameen kuwo ay ku dheehan yihiin nacayb isir.

Warkan oo ay Reuters qortey waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Madaxweynaha Tunisia oo ballan-qaaday cawaaqib ka dhan ah falalka cunsuriyeynta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG