Beijing —
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa qorsheynaya inuu u safro Ruushka si uu ula kulmo dhiggiisa, Vladimir Putin, sida ugu dhaqsaha badan ee toddobaadka soo socda, sida ay sheegeen dadka xog-ogaalka u ah arrintan.
Booqashadani ayaa noqoneysa mid kasoo hormarta sidii la filayay. Warbixintan oo ay qortey wakaaladda Reuters, waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.