Johannesburg —
Madaxweynaha dalka Koonfur Africa, Cyril Ramaphosa ayaa dib uga laabtay hadal uu jeediyey Talaadadii oo ahaa in dalkiisu uu ka baxayo Maxkamada Caalamiga ah ee ICC, taas oo soo saartay amar lagu soo xirayo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.
Warbixin ay VOA ka qortay waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.