Minsk —
Madaxweynaha Belarus Alexander Lukashenko ayaa Isniinta maanta sheegay in dalkiisu Ruushka uga baahan yahay dammaanad-qaad amni, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda ee BelTA.
Hadalka Lukashenko ayaa yimid iyadoo uu maarti-gelinayo wasiirka gaashaandhigga Ruushka Sergei Shoigu.
Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.