Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Mareykanka, Mexico iyo Canada oo shir ku leh Mexico City


Hogaamiyeyaasha Mareykanka, Mexico iyo Canada ayaa sheegay inay ka wada shaqeynayaan qaar ka mid ah mushkiladaha ugu waaweyn ee dalalkooda heysta.

Qodobadan ayaa waxaa ka mid ah socdaalka sharci darada ah, isu gudbinta daroogada, heshiisyadooda dhinaca ganacsiga ah oo wajahaya tartan adag oo ka heysta dhinaca Shiinaha iyo sidii loogu midoobi lahaa duulaanka uu Ruushku ku hayo Ukraine.

Wariyaha VOAda ee Aqalka Cad Anita Powell ayaa warbixintan ka soo dirtay shirweynaha ay madaxdan ku leeyihiin caasimadda Mexico ee Mexico City.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa inoo soo jeedinaya.

Madaxda Mareykanka, Mexico iyo Canada oo shir ku leh Mexico City
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG