Tehran —
Madaxa hay’adda quwadda atoomikada caalamka (IAEA) ayaa sheegay in kooxdiisa muddo kooban laga horistaagay baaritaanka ay ku hayaan xarurmaha niyuukleerka ee Iiraan waqti ay xiisad colaadeed u dhaxayso Iiraan iyo Israa’iil.
Warbixin ay qortay Margaret Basheer oo ka tirsan VOA, waxaa inoo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Madal