Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madax khudbado ka jeedisay shirka cimilada ee ka socda Masar


Xoghayaha guud ee QM
Xoghayaha guud ee QM

Magaalada Sharma Al-Sheekh ee dalka Masar oo uu shalay ka furmay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo dhibaatooyinka isbeddelka cimilada ayaa maanta waxaa ka hadlay qaar ka mid ah madaxda caalamka.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dunida aan ku noolahay ay dirayso qaylo-dhaan laga walaaco ah oo ah in cimiladu marba marka ka damabysa ay sii kululaanayso.

Khudbadihii maanta la jeediyey waxa warbixintan inooga soo diray Xuseen Saxnuun.

Madax khudbado ka jeedisay shirka cimilada ee ka socda Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

XS
SM
MD
LG