Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macron oo qaboojiyey walaaca laga qabo tamarta Faransiiska


Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in aanay jirin sabab ay dadweynaha Faransiisku uga warwaraan in addeeggyada tamarta khalkhal ku yimaado xilli qaboobahan.

Emmanuel Macron ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay yareeyaan tamarta ay isticmaalayaan.

Warbxin arrintan ku saabsan waxaa magaalada London kasoo soo direy wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Macron oo qaboojiyey walaaca laga qabo tamarta Faransiiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

XS
SM
MD
LG