Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Mandera oo lacag u qeybiyey ardayda Dugsiyada Sare


Kenya Shilling
Kenya Shilling

Dowladda gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa shalay bixisay lacagaha aradayda Dugsiyada Sare ee mamulka Mandera xilli dadka gobalkaasi ay ka soo kabanayaan xaalada abaarta iyo colaado keenay in macllimiinta goballada kale ka soo jeeda ay gobalka isaga baxaan.

Maamulka ayaa sheegay in 26 kun oo arday ay heleen 74 milion oo shillin, taasi oo ka dhigan in dha,maan ay waxbarasho bilaash ah haystaan.

Mukhtar Malim Abdullahi oo ka faallooda arrimaha bulshada ee gobalka waqooyi bari ayuu wariye Maxamed Faarax Shire ka waraystay tallaabadan.

Maamulka Mandera oo lacag u qeybiyey ardayda Dugsiyada Sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG