Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Garissa oo shaqada ka joojinaya 3,000 oo shaqaale


Garissa

Mamulka Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay shaqada ka joojinayaan ilaa 3000 oo qof su’aalo la geliyey qaabka lagu shaqaaleeyey.

Shaqaalaha ayaa sheegay inay ka xun yihiin tallaabada uu qaaday maamulka Garissa.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo soo diray.

Maamulka Garissa oo shaqada ka joojinaya 3,000 oo shaqaale
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG