Gaarisa —
Mudanayaasha Golaha Wakiilada deegaanka ee Garissa ee Waqooyi Bari Kenya ayaa ku kala qeybsan qaabka ay ula xisaabtamayaan maamulka uu hoggaamiyo Nadiif Jaamac Aadan.
Arrinkan ayaa soo baxay kadib markii hoggaamiyaha aqlabiyadda ee golaha wakiillada uu sheegay inay wadaan la xisaabtanka maamulka.
Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal