Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo si weyn looga xusay maalinta xorriyadda


Calanka Jabuuti
Calanka Jabuuti

Dalka Jabuuti ayaa maanta si weyn looga xusay 45 guurada kasoo wareegtay markii dalkaasi xornimada ka qaatay Faransiiska sannadkii 1977-kii, waxaana Caasimadda Jabuuti lagu qabtay bandhig ay qaybaha bulshada oo ay ku jiraan ciidamada kala duwan ee dalkaasi ay socod ku mareen.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle aya guddoomiyey munaasibadda xuska calanka, iyadoo dadweyne tira badan ay ka qeyb galeen dabaaldegga balaaraan ee ciidamada kala duwan ee dalka Djibouti.

Warbixintan waxaa Jabuuti nooga soo diray Ramadaan Muuse.

Maalinta xorriyadda Jabuuti oo si weyn loo xusay.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG