Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Muhaajiriinta Caalamka oo la xusay


Qaramada Midoobay ayaa Axaddii xustay Maalinta Caalamiga ah ee Muhaajiriinta, taasi oo lagu muujiyay doorka waxtarka leh ee boqolaal milyan oo muhaajiriin ah kuwaasi oo caqabado kala kulmay ka hayaamidda dalalkooda si ay nolol wanaagsan u helaan.

Xuska sanadkan ayaa imanaya iyadoo ay sii kordhayaan dalalka reer Yurub ee albaabada ka xiranaya qaxootiga iyo soo galootiga dhaqaale doonka ah ee ka imanaya Afghanistan, Bariga Dhexe iyo Africa.

Waxa ay sidoo kale ku soo beegantay iyadoo ay tiro badan oo muhaajiriin ah ay ka imanayaan bartamaha Ameerika iyago isku dayaya in ay ka soo gudbaan xuduudda koonfureed ee Mareykanka.

Lisa Schlein ayaa warbixintan nooga soo dirtay Geneva, waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Maalinta Muhaajiriinta Caalamka oo la xusay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

XS
SM
MD
LG