Wardheer —
Lix dhallinyaro oo xer ahaa ayaa lagu dilay Masaajid ku yaalla magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Wardheer ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Muuqaallada dhacdan oo baraha bulshada lagu baahiyay ayaa aad uga argagixiyay dadka deegaanka.
Wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa arrintan ka wareystay hoggaanka nabad galyada Dawlad Deegaanka Soomaalida Dayib Axmed Nuur.
Madal