Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?


Cantar Jeenyo
Cantar Jeenyo

Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya ayaa habeennimadii Sabtida ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Allaha ha u naxariistee Cantar Jeenyo wuxuu ka mid ahaa bahda cayaaraha ee magaalada Toronto. Sidoo kale wuxuu ahaa guddoomiyaha ururka Today ee qabta cayaaraha Somali Week ee magaalada Toronto ee dalka Canada.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa geerida marxuumka ka wareystay Mukhtaar Maxamed Axmed, Mukhtaar Cutti oo ay isla soo cayaareen Cantar Jeenyo iyo Oday Mursal oo in ka badan 30 sano ay iskala soo shaqeeyeen cayaaraha Soomaalida ee Toronto. Ugu horreyn Mukhtaar Cutti ayaa ka jawaabaya aqoontii uu u lahaa marxuumka.

Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG