Jabuuti —
Magaalada Jabuuti oo wakhtigan ay cimiladu aad u kulushahay ayey dadku billaabeen inay inta badan habeenki ka adeegtaan suuqyada.
Sido kale kuleylka xoogga leh ee jira wakhtiga maalinnimada, gaar ahaan duhurka iyo casarka, ayaa saameyn ku yeeshey isu-socodka gaadiidka dadweynaha, oo isna intiisa badan xoog u shaqeeya habeenki.
Wariyaheena Ramadaan Muuse ayaa warbixintan noo soo direy
Madal