Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kufsiga ka dhanka ah curuurta oo kusoo badanaya Waqooyi Bari Kenya


Waxaa sare u sii kacaya tirada kiisaska kufsiga loo geysanayo caruurta aan qaangaarka aheyn ee gobolka wuqooyi bari ee dalka Kenya, iyadoo maxkamadaha Garissa iyo tan Wajer ay xukuno kala duwan ku rideen laba nin oo kufsi ku eedeysnaa.

Kiiskii ugu dambeeyay ayaa ka dhacay magaalada Habasweyne ee maamulka Wajer, halkaasi oo 3 nin ay gabar kufis wadareed kula kaceen, iyadoo laamaha amaanka iyo urarada xaquuqul insaanka u dhaqdhaqaaqa ay walaac ka muujinayaan.

Maxamed Faarax Shire ayaa warkan soo diray.

Kufsiga ka dhanka ah curuurta oo kusoo badanaya Waqooyi Bari Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG