Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koob lagu maamuusayay Muriidi Abanuur Abati  iyo Cali Gurey oo lagu qabtay Toronto

Cali Gurey iyo Muriidi Abati Abanuura
Cali Gurey iyo Muriidi Abati Abanuura

Koobka Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayo Cali Maxamuud Ciise Cali Gurey iyo Muriidi Abati oo barisamaadkii labaduba u soo cayaaray xulka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu qabtey magaalada Toronto ee dalka Canada.

Tartankan oo ay ka qeybgaleen cayaartoy ka timid Mareykanka iyo magaaloyinka Canada ayaa u jeedkiisa lagu sheegay sidii loo muujin lahaa Kaalintii ay Cayaartooydii hore ku lahaayeendifaaca dalka Marka laga hadlayo Cayaaraha iyo sidii dhalinyaradda ku dhahsey qurbaha looga mashquulin lahaa falalka aan wanaagsaneyn. Haddaba, Wariyaha VOA-da ee Canada Hussein Nuur Xaaji ayaa Cali Gurey oo reer Canada ah iyo Muridii oo ka yimid Boqrtooyada Ingiriiska kula kulmay magaalada Toronto ugu horeyntiina waxuu waydiiyey waxay uga dhintahay in lagu maamuuso tarntan?

Wareysiga Cali Gurey iyo Abati Abanuura.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00

XS
SM
MD
LG