Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: 30 sano iyo noloshada adag ee qaxootiga Soomaalida ah


Abaaraha daran ee ka jira gobolka, waxay keeneen in qaxooti cusubi ay ku soo barakacaan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Xeryahan oo furnaa in ka badan 30 sannadood, ayaa qaxootigii lagu furay waxay niyadda ku hayeen inay wakhti kooban ku sugnaanayaan xeryahaas, isla markaana ay dib ugu laaban doonaan dalkoodii hooyo, hase ahaatee 30 sano ka dib, weli waxaa jira xaaladihii ku kellifay inay qaxooti ahaadaan. Dhinaca kale waxaa jira qaxooti cusub oo haatan ay bilaw u tahay xaaladda qaxootinimadu, kuwaas oo aan garanayn, inta ay ku qaadan doonto marxaladdan cusub ee ay galeen.

Wariyaha VOA ee xeryaha Dhadhaab Abdisalan Salas ayaa warbixintan ka soo diray dhadhaab.

Warbixinta Dhadhaab mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

XS
SM
MD
LG