Washington —
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Maryakanka ayaa mar kale isku dayi doona inay maanta u codeeyeen Kevin McCarthy oo ay xisbigu doonayaan inuu noqdo afhayeenka.
Saddex cod bixin oo ay shalay xubnaha u qaadeen ayuu McCarthy ku guuldarraystay inuu helo 218-ka cod ee loo baahnaa. Jmahuuriga ayaa aqlabiyaddiisa Aqalka Hoose ay tahay 222, waxaase magacaabistiisa kasoo horjeestay 20 xubnood.
Warbixin ay qoreen Katrine Gypson iyo Ken Bredemeier waxaa inoo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Facebook Forum