Uhuru Kenyatta ayaa loo doortay madaxweynaha dalka Kenya kadib markii uu ku guuleystay doorashadii dhacday Isniintii. Guddiga doorashada ayaa sheegay in Uhuru uu helay in kabadan 50%, halka Raila Odinga oo ku xigay uu helay 43%.
Sawirro: Uhuru oo madaxweyne loo Doortay.
5
Booliska rabshaddaha ka hortaga oo ku sugan xaafadda isku-raranka ah ee Nyallenda ee magaalada Kisumu, 350km (218 miles) u jirta caasimadda Nairobi Mar. 9, 2013.
6
7
Taageerayaasha Raila Odinga oo ku sugan Mathare, Nairobi, Mar. 9, 2013.