Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Ugu yaraan 40 qof oo ku dhintay biyo-xireen goostay


Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay kadib markii biyo-xireen ku yaalla galbeedka dalkaasi uu darbiyada jabsaday, guryana uu qaaday, isla markaana uu jaray waddo weyn.

Roobabka iyo daadka Kenya ayaa la sheegay inay malamihii lasoo dhaafay ku dhinteen dad ka badan 100 qof.

Warbixina ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Kenya: Ugu yaraan 40 qof oo ku dhintay biyo-xireen goostay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG