Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Sarkaal boolis oo hab cusub ula dagaalama dambiyada


Nairobi
Nairobi

Sarkaal ka tirsan booliska dalka Kenya, oo la yiraahdo Stephen Ominde ayaa leh dariiq u gaar ah oo uu kula dagaalamo dambiyada.

Sannadkii 2020, wuxuu billaabay kooxda kubbadda cagta ee Mathare si uu dhalinyarada uga ilaaliyo waddooyinka iyo dhibaatada. Afar sano ka dib, kooxdu weli way sii xoogaysanaysaa.

Wariye Joel Masibo ayaa warbixintan ka soo diray xaafadda Mathare ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana nala socod siineysa Sahra Ciidle Nuur.


Madal

XS
SM
MD
LG