Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal


Ruto
Ruto

Kenya ayaa sheegtay in ay doonayso in ay horumariso nabadda Bariga Afrika, isla markaana aysan wax dhibaato ah dhex marin dalalka dariska la ah.

Isla mar ahaantaana, waxaa jira calaamado aan la dafiri karin oo muujinaya culeyska diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya ugu yaraan afar dal oo deris la ah, oo ay ku jiraan laba dal oo dhowaan safiirradoodii uga yeertey Nairobi.

Wariyaha VOA ee Nairobi Mohamed Yusuf ayaa warbixintan ka soo direy Nairobi, waxaa soo jeedinaysa Falastine Axmed Iimaan.

Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG