Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo lagu maxkamadeyn doono Xuutiyiinta iyo burcad badeeda


Dalka Kenya ayaa la sheegayaa inay oggolaatay in dadka lagu tuhumo inay gaysteen fal-damibeedyada ka dhaca badaha, sida burcad badeedda iyo weerarrada kale ee ay gaystaan Xuutiyiinta in lagu maxkamadeeyo dalkeeda.

Warbixin uu diyaariyey Maxamed Yuusuf oo ka tirsan VOA, waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Kenya oo lagu maxkamadeyn doono Xuutiyiinta iyo burcad badeeda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG