Masuuliyiinta Kenya ayaa ka hadlay hawlgallada ay doonayaan inay kaga hortagaan dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey ee al-Shabab ay ka samaysanayeen gobolka Waqooyi Bari Kenya. Toddobaakdii hore ayaa dawladda Kenya sheegtay in 20 kamid ah maleeshiyaadka al-Shababa lagu dilay iska horimaad ka dhacay gobolka Mandera.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal